berberatoday.com
Wefti Culus oo Mareykana oo Saaka Yimi Somaliland Iyo Ujeedada Socdaalkooda
December 29, 2025 - Written by admin
Wefti culus oo ka socda Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka ayaa gaaray magaalada Hargeysa, sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah. Ilo wareedyo aan la hadalnay ayaa sidoo kale sheegay in kulamo albaabadu u xiran yihiin ay haatan ka socdaan magaalada Hargeysa.
Dhanka kale, diyaarad nooca MV-22B Osprey ah, oo ay leeyihiin Ciidamada Badda ee Mareykanka, ayaa duulimaad labaad ku timid magaalada Hargeysa iyadoo ka soo duushay dalka Jabuuti, arrintaas oo sii xoojisay hadal haynta la xiriirta ujeeddada rasmiga ah ee booqashada weftigaasi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews