berberatoday.com
Madaxweyne cirro Xasan Sheekh Intuu Ictiraafkii kaga adkaaday ayuu Muqdisho kula dagaalamayaa. W/Q: Cali Cabdi Coomay
January 2, 2026 - Written by admin
Madaxweyne cirro Xasan Sheekh Intuu Ictiraafkii kaga adkaaday ayuu Muqdisho kula dagaalamayaa.
W/Q: Cali Cabdi Coomay
= Xasan Sheekh oo ku faraxsan doorashadii golaha deegaanka ee Banaadir oo mucaaradkiisii Muqdisho kaga adkaaday, ayaa Cirro dhul gariir ku kiciyey. Jimcahan Jimcihiiisii ayuu qarax weyni ku habsaday Xasan Sheekh.
Warbaahinta Israa’iil oo ah tan ugu saameynta badan adduunka ayaa tebisay hadal aqoonsiga Soomaalilaan ee Israa’iil. Saacdo ka dib GOOGLE oo la weydiiyey Soomaalilaan, wuxuu ku jawaabay ‘ waa dal qayb ahaan adduunku aqoonsan yahay.’ (partially recognized state).
= Jimcaha oo dhammi Xasan Sheekh uma qaalibna. Haddana xalay oo Jimce ahayd ayuu Xasan ku soo baraarugay Wasiirradiisii Isaaq ee Somaalilaan ka soo jeeday ee midnimada la aaminsanaa oo Soomaalilaan u doodaya. Si xeeladaysan ayey indhaha uga qarsadeen inay soo hadal qaadaan ictiraafkii Israa’iil siisay Soomaalilaan.
Taariikhdii uu Qaramada Midoobay ka akhriyey Safiirka Israa’iil u fadhiya Qaramada Midoobay ayey akhriyeen. Waxa ay ka horyimaadeen codsigii Xasan Sheekh uu u gudbiyey Wasiirradiisa iyo Xilidhibaannada ee ahayd in la cambaareeyo ictiraafka Israa’iil ay siisay Soomaalilaan. Tiina may dhicin.Taasina waxa ay caddaynaysaa in madaxweyne Cirro Muqdisho kula dhex-dagaalamayo Xasan Sheekh.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews