“Cid aan Ciidanka Qaranka ahayn Oo Qori Sito oo Buur Jooga Ma Aqabalayno Xukumad Ahaan”Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Cabdalle Maxamed Carab”Daawo Muuqaal
January 8, 2026 - Written by admin
“Xaalku Dalku Sidii Hore Maahee Waa Nayla Citiraaf Waxaana Dhufaysyada Kasoo Baxay Cadaw Badan oo Somaliland Kusoo Duulay”
” Cid aan Ciidanka Qaranka ahayn Oo qori sito oo buur jooga ma aqabalayno xukumad ahaan , Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Cabdalle Maxamed Carab
https://youtu.be/oJCc_oF8xtI