berberatoday.com
Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta Kusoo Dhigay Laba Haweena oo Ku Kacay Dhaqan Xumo Dagaal oo Muuqaal Soo Galiyay Baraha Bulshada
January 19, 2026 - Written by admin
Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gacanta ku dhigay dumar ku eedaysan faafinta dhaqammo xun oo si cad uga soo horjeeda Diinta Islaamka, dhaqanka suubban, akhlaaqda iyo badqabka bulshada.
Eedaysanayaashu waxa ay muuqaallo duubeen iyaga oo dagaallamaya, isla markaana ku hadlaya hadallo ka hor imanaya Diinta Islaamka, kuwaas oo dhaawacaya qiyamka iyo anshaxa bulshada.
Eedaysanayaasha waxa si degdeg ah loo horgeyn doonaa hay’adaha garsoorka.
Taliska Ciidanka Boolisku waxa uu mar kale bulshada uga digayaa falalka noocan oo kale ah ee lidka ku ah Diinta, dhaqanka suubban iyo nabadgelyada guud, waxaanu adkaynaya in cid kasta oo ku kacda falal noocaas ah lala tiigsan doono sharciga.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews