Xaalada Xuquuqda Caafimaadka Shaqaalaha Shirkada DP World Ee Berbera oo Meel Halisa Maraysa Iyo Bukaano Dawadii Iyo Mushaharkiiba Laga Jaray oo Eheladoodu Qeylo Dhaan Direen”Daawo Muuqaal
February 1, 2026 - Written by admin
Xaalada Xuquuqda Caafimaadka Shaqaalaha Shirkada DP World Ee Berbera oo Meel Halisa Maraysa.
Buraale Cige Diiriye oo Kamid Ah Shaqaalaha Shirkadani Mudo 30 Sano Ah Soo Shaqeynaayay DP World Ka Hor Ayaa Isagoo Koomo Kujira Oxgena Ku Socota Laga Joojiyay Kharashkii Dawada uu Xaqa Ulahaa Iyo Mushaharkiiba Sida Ay Warbaahinta Usheegeen Ehelkiisu.