berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Gobolada Awdal Iyo Selel
February 5, 2026 - Written by admin
𝐖𝐞𝐟𝐭𝐢𝐠𝐢𝐢 𝐮𝐮 𝐇𝐨𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐎𝐝𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐄𝐞 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐰𝐝𝐚𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐥𝐞𝐥.
Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL Ee ku suganaa deegaanada xeebaha gobolada Awdal iyo Selel, ayaa kulan la qaatay waxgaradka iyo odayaasha deegaanada iyo degmooyinka 𝐆𝐚𝐫𝐛𝐨-𝐝𝐚𝐝𝐚𝐫, 𝐆𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐎𝐬𝐨𝐥𝐢.
Weftigan oo ujeedadooda socdaalkoodu ahayd Nabadaynta Beelaha Walaalaha ah iyo dejinta Xaalada ka taagan deegaano ka tirsan goboladaasi.
Weftigan uu Hogaaminaayo wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga JSL
waxa kamid ah.
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚.
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐁𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫 𝐊𝐮𝐱𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚. 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐧𝐝𝐮𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚.
𝐭𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞 𝐤𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐨𝐨𝐥𝐢𝐬𝐤𝐚.
𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐰𝐝𝐚𝐥.
𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐞𝐥𝐞𝐥.
𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐤𝐮𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐀𝐰𝐝𝐚𝐥

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews