berberatoday.com
Reer Berbera Hadda Kadib Waxay Ubaahanyihiin 3 Qodob oo Muhiim Ah Noloshooda
February 17, 2026 - Written by admin
BERBERA hada ka dib waxay u baahan tahay saddex wax in laga shaqeeyo:-
1. In xooga iyo xoolaha laysugu geeyo adeegyada aasaasiga ah ee caafimaadka iyo waxbarashada oo la tayeeyo dibna aan loo arag adeeg caafimaad ama waxbarasho oo meel kale loo doonanayo, iyadoo lala kaashanaya dadka aqoonta iyo waayo aragnimada u leh.
2. In dadka reer Berbera la abaabulo, aqoontooda la dhiso gaar ahaan xirfadaha lagu shaqaysto iyo farsamooyinka casriga ah sido kale kor loo qaado garaadkooda iyo fahamkooda ku aadan la macaamilka shirkadaha iyo ganacsatada ajnabiga ee magaalada kuso badanaya.
3. In magaalaa loo sameeyo xarun ama xafiis ka shaqeeya maaraynta xogta iyo raadinta fursadaha, si dadka ay ugu fududaato ka War haynta hadba wixi fursado ah ee magaalada kuso kordha.
Masuuliyada hawshan waxay saaran tahay marka koobaad Golaha deegaan ee ka kooban 13 mudane, xildhibaanada wakiilada ee 10 mudane ah iyo hadba masuuliyiinta xukuumada dhexe loo magacaabo ee kasoo jeeda gobolka.
Hadii kale……..maalin kale ayaa la garan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews