Maydka Jen. Maxamed Cali Samatar oo laga Soo Dajiyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ee Aadan Cadde M
August 25, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa saaka dhaw laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, Maydka Allaha u Naxariistee Jen. Maxamed Cali Samatar oo dhawaan ku geeriyooday dalka Mareyanka, waxaana naxashka lagu siday meydkiisa la huwiyay calanka Somalia.