Maxkamada Gobolka Maroodijeex oo Xadhig Ciqaabeed Iyo Ganaax Lacageed ku Xukuntay Ubax Cabdiraxmaan Goosha Isaaqa
March 12, 2026 - Written by admin
Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa 1 sanno oo xadhig ah iyo laba Milyan SLSH oo ganaax ah ku xukuntay Ubax Cabdiraxmaan “GOOSHA ISAAQ”

Berberatoday.com