berberatoday.com
Gudida Nabad Galiyada Gobolka Saaxil oo Go,aamo Soo Saaray
March 17, 2026 - Written by admin
Gudida Nabadgelyada Gobolka Saaxil ayaa soo saartay go’aamo ku wajahan dalxiisayaasha imanaya xeebaha Gobolka inta lagu jiro maalmaha Ciida, iyaga oo faray inay si gaar ah uga feejignaadaan khataraha ka iman kara badda, isla markaana ay raacaan tilmaamaha badbaadada.
Sidoo kale, gudidu waxay darawallada gaadiidka kula dardaarmeen inay muujiyaan masuuliyad dheeraad ah, isla markaana si taxaddar leh u ilaaliyaan badqabka rakaabka ay ka soo qaadaan gobollada kala duwan ee dalka, si loo xaqiijiyo safarro ammaan ah inta lagu jiro xilliga ciidaha.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews