berberatoday.com
Afhayeenkii Darbi Jiifka Somaliland Xuseen Mandela oo 2 Sano Kadib Xabsiga Laga Soo Daayay
April 5, 2026 - Written by admin

Ku dhawaad laba sano oo u ku xidhnaa Xabsiyada dalka, Xuseen maandela ayaa maanta xoriyadiisii dib u helay, waxaana Saaka xabsiga kasoo daayay wasiirka Cadaalada Somaliland Yoonis Axmed Yoonis., iyado sido kalena wasarada cadaaladu ay bixisay ganaaax lacageed oo la dul dhigay.
Xuseen waxa la xidhay Bishii 6aaad ee sanadkii 2024kii, intii uu xabsiyada dalka ku xidhnaa oo uu isu maray, Xabsiga Mandheera iyo Jeelka wayn ee Hargaysa waxa uu sheegay inaanu helin Cid ka daba timaada iyo cid soo booqata toona, Saamaxaad kasta oo Timaadana waxa uu ahaa mid ka hadha oo aan lagu soo darin.
Xuseen waxa dhibane ka ahayd Xukuumadii Hore, Waxaana uu xabsiga u galay oo loo xidhay sida uu isaguba sheegay, inuu hadalo deel qaafa oo gafa uu ku yidhi madaxwaynihii hore ee somaliland.
Walaw ay jiraan shaqsiyaad badan oo danbiyo qaran oo waawayn ku dhacay, qarakood ay aflagaado madaxwayne sameeyeen hadana dhamaantood loo sameeyay cafis qaran markii xukuumadni dhalatay, hadana Xuseen oo ah miskiin derbi jiifa, rajay iyo agoona ah, midaas ma helin.
Ugu danbayn Xuseen maandeela Maanta ayuu Wasiirka Cadaalada Somaliland Yoonis Axmed Xabsiga Kasoo daayay.

Xigasho Suxufi Maxamed Andar

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews