Iraan Oo Sheegtay Inay Cashuur Kusoo Rogayso Maraakiibta Mari Doona Marin Biyoodka Hormuz
April 5, 2026 - Written by admin
Iiraan ayaa sheegtay inay furi doonto marin-biyoodka Hormuz , kaliya marka la bixiyo magdhowga khasaaraha ka soo gaadhay duullaanka Mareykanka iyo marka la sharciyeeyo markab kasta oo marinkan adeegsanayo inay Iiraan ka qaadayso canshuur, sida ay werisey Al Jazeera.
