Madaxweyne Kuxigeenka Mareykanka oo Shaaciyay In Mareykanku Weli Yahay Awood Kaliya Ee Caalamiya Ee Jirta
June 2, 2026 - Written by admin
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Marco Rubio, ayaa sheegay in Maraykanku weli yahay awoodda keliya ee leh saameyn caalami ah, isla markaana uu yahay dalka ugu awoodda badan dunida.
Xoghayaha ayaa xusay in Maraykanku leeyahay dhaqaalaha ugu weyn dunida, ciidanka militariga ugu awoodda badan, halka doollarka Maraykankuna uu weli yahay lacagta ugu muhiimsan ee kaydka caalamiga ah.
Berberatoday.com