Dawlada Itoobiya Oo Qorsheysay Inay Somaliland Citiraafto
June 12, 2026 - Written by admin
Siday Sheegayso Warbaahinta Anlytica today oo Fadhigeedu Addis Ababa yahay, Saacadihii uugu dambeeyay waxa sara u kacay suurta galnimada Aqoonsiga ay itoobiya Siinayso Soomaliland, kadib is-bahaysi la xidhiidha badda-cas oo kaga Yimi waddamada Masar iyo Erataria oo wadda socda.
Waddamada Masar iyo Eratariya ayaa dhinac uga soo wada jeestay Dawlada itoobiya oo ay u arkaan Caddaw badda cas isku balaadhinaya, itoobiya ayaana Xiligan Muhiim u aragtay Soomaliland