Goobaha Uu Booqan Doono Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Inta Uu Joogo Israaiil oo La Shaaciyay
June 12, 2026 - Written by admin
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro , ayaa inta uu booqashada ku joogo dalka Israa’iil , waxa uu booqan doonaa Madxafka Yad Vashem ee magaalada Qudus oo lagu kaydiyey taariikhda dadkii Yuhuuda ahaa ee lagu xasuuqay dagaalkii labaad ee aduunka , sida uu ku waramay Telefiishanka I24 ee dalka Israa’iil .
Booqashada goobtan waa u muhiim weftiga Somaliland