๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐๐ญ๐ข๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐ช๐๐ฅ๐ง๐ข๐ข๐ง๐๐๐ ๐๐๐๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฏ๐ ๐ ๐๐ก๐ข๐ฅ๐’๐ฌ ๐๐๐๐ซ๐ญ (๐๐๐๐) ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฌ๐ซ๐๐โ๐ข๐ข๐ฅ, ๐ค๐ฎ๐ง๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ซ๐๐๐ซ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐ก
June 17, 2026 - Written by admin
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐๐ญ๐ข๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐ช๐๐ฅ๐ง๐ข๐ข๐ง๐๐๐ ๐๐๐๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฏ๐ ๐ ๐๐ก๐ข๐ฅ๐’๐ฌ ๐๐๐๐ซ๐ญ (๐๐๐๐) ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฌ๐ซ๐๐โ๐ข๐ข๐ฅ, ๐ค๐ฎ๐ง๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ซ๐๐๐ซ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐ก
Save a Child’s Heart (SACH) waa hayโad baniโaadannimo oo fadhigeedu yahay dalka Israel, Ujeeddadeeda loo aasaasayna waxa weeyi badbaadinta nolosha carruurta qaba xanuunnada wadnaha ee halista ah, iyada oo aan loo eegin midab, diin, qowmiyad ama arrimo siyaasadeed midna.
Tan iyo markii la aasaasay, Hayโadda Save a Child’s Heart (SACH) waxa ay gacan ka geysatay bedbaadinta kumannaan carruur ah oo ka kala yimid dhammaan daafaha dunida, halkaana loogu sameeyey qalliinno iyo daaweyn casri ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigiisa waxa soo dhaweeyey masuuliyiinta iyo dhakhtarrada Hayโaddu. Intii uu ku guda jiray booqashada dalka Israaโiil, 8 carruur ah oo reer Somaliland ah ayaa loo soo qaaday Xarunta Save a Child’s Heart (SACH), laguna sameeyey qalliinno xagga Wadnaha ah oo lagu guulaystay, halka carruur hore oo reer Somaliland ah xaruntan hore loogu qalay.
Madaxweynuhu waxa uu si dareen leh u booqday carruurta reer Somaliland ee Dhakhtarkan lagu qalay iyo Waalidiintooda, isaga oo Alle SWT uga baryey in uu caafimaad taam ah siiyo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu si qoto dheer ugu mahad naqay maamulka iyo dhakhaatiirta Xarunta Save a Child’s Heart hawlaha biniโaadannimo ee ay wadaan, gaar ahaan bedbaadinta Carruurta Somaliland iyo caruuraha kale ee dunida ee aan awoodin balse u baahan qalliin xagga Wadnahana ah.
Booqashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee xarunta waxa ay muujinaysaa muhiimadda iskaashiga baniโaadannimo iyo caafimaad ee labada dhinac, gaar ahaan badbaadinta nolosha carruurta Somaliland ee u baahan daryeel caafimaad oo takhasus gaar ah iyo farsamo sare leh.
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ง ๐๐ข๐ ๐ (๐๐๐ฒ๐ซ),
๐๐๐ก๐๐ฒ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐