Dawlada Itoobiya Oo Kamid Noqotay Wadamada Ugu Wax Soosaarka Badan Ee Qamandida
June 24, 2026 - Written by admin
Dalka Ethiopia ayaa noqday waddanka 7aad ee dunida oo dhan soo saara Qamandiga ugu badan Caalamka.
Sida ay daabacday Sky news Arabic Ethiopia waxa ay soo saartaa 33 million tons oo Qamandi ah sannadkan 2026 taas oo ka badan 10 jibbaar intii ay soo saari jirtay 10 sano ka hor.
Xukuumadda Abiy Axmed ayaa lagu ammaanay sida ay u dar dar gelisay hawlaha wax soo saarka Qamandiga ah oo Dallag muhiim u ah nolosha sida samaynta daqiiqda iyo Baastada.