“Qofka Yidhaahda Waxaan Diidanahay In Safaaradda Qudus Laga Furo Waa Badheedh Inuu Ictiraafka Somaliland Diiddan Yahay”Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal
June 30, 2026 - Written by admin
“Safaarada Waxaanu Ka Furnay Galbeedka Qudus oo Ah Dhul Dhamaan Dalalka Carabtu U Aqoonsan Yihiin Dhul Israaiil Leedahay,
“Qofka yidhaahda waxaan diidanahay in Safaaradda Qudus laga furo waa badheedh inuu ictiraafka Somaliland diiddan yahay” Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro