“Aniga Waad Itaqaannaan. Dawladihii Hore Lix Bilood Islama Gaadhi Jirin, Mucaarid Ayaan Kunoqon Jiray. Laakiin Dawladda Madaxweyne Cirro, Iyadoo Laba Sano Ay Weli Kadhiman Yihiin Muddo-xileedkeeda, Ilaa Maanta Waxaan Ahay Muxaafid”Boqor Buurmadaw
July 1, 2026 - Written by admin
“Aniga waad i taqaannaan. Dawladihii hore lix bilood islama gaadhi jirin, mucaarid ayaan ku noqon jiray.
Laakiin dawladda Madaxweyne Cirro, iyadoo laba sano ay weli ka dhiman yihiin muddo-xileedkeeda, ilaa maanta waxaan ahay muxaafid, guulwade iyo difaaceeda. Taasi waxay muujinaysaa inaan ku qancay jihada iyo waxqabadka ay ku socoto.”
Isreal Waxa Na Geeyey Waa Xumaanta 66 Sano Xamar Nagaga Imanaysay