|
berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Kaah Maxamud Xashi Oo Hore Hargeysa Kulamo Qarsoodiya Ugula Qaatay Wefti Kasocda Dalka Turkiga
July 3, 2026 - Written by adminTaariikhda Uu Qoraalkan Qoray Gudoomiyaha Xisbiga KAAH Maxamud XaashiWaa 16 February 2025 Xiligaas Uu Kulan Kula Qaatay Hargeysa Wefti Kasocda Dalka Turkiga Sida Uu Isaguba Qoraalkiisa Ku Cadeeyay.
Hoos Ka Alhriso.
“Caawa fiidkii waxaannu kulan magaalada Hargeysa kula yeelannay wefti ka socda dawladda Turkiye oo uu hoggaaminayo Safiirka dawladda Turkiye Amb. Alper Aktaş.
Ujeeddada kulanku, ka sokow inuu daarnaa isbarasho, safiirka Turkiye wuxuu Xisbiga KAAH ku hambalyeeyay guushii uu ka keenay doorashadii dalka ka qabsoontay ee uu Xisbinnimo ugu soo gudbay. Sidoo kale, waxa aannu ka wada hadalnay xoojinta xidhiidhka labada dal iyo muhiimadda qorsheyaasha iskaashi ee mustaqbalka.
COMMENTS
|
||||
|
|
|||||