Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamud Aadan oo Baneynaya Jagada Gudoomiyenimo
July 10, 2026 - Written by admin
Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa la filayaa inuu baneeyo kursiga ugu sareeya Baralamaanka Somaliland,Maalinta Axda ee Todobaadka soo socda sida ay ii xaqiijiyeen illo xogogaal ahi.
