berberatoday.com
Xiisadii Ka Taagnayd Golaha Deegaanka Berbera oo Saacadaha Soo Socda Dhinac Uun Udhaqaaqaysa
July 21, 2026 - Written by admin
Sida ay sheegayaan warar xogogaal ah aanu Helnay xiisadii ka taagnayd kalfadhiga aan caadiga Ahayn ay dalbadeen 8 Xubnood oo kamida Golaha Deegaanka Berbera oo Xukumaduna 7 maalmood Ka hor hakisay ayaa la sheegayaa in Maalinta Beriya ee Arbacada dhinac uun udhici doono Iyadoo ama la fasixi doono fadhigaas ama Xukumadu laali doonto hadba siday danteeda ka Aragto.
8 Xubnood ee katirsan golaha deegaanka Degmada Berbera oo iyagu cadeeyay Mawqifkooda ayaa waraaq ay saxeexeen Ugudbiyay Wasaarada Dawladaha Hoose Iyo Horumarinta magaalooyinka iyagoo eedo ay Ujeediyeen Mayerka Degmada Berbera dalbaday Kalfadhi aan caadi ahayn oo xil ka qaadisa sidoo Kalena barxada Hutelka Serena Sarovar waxay Kusoo bandhigay iyagoo warbaahinta la hadlay Labada Xubnood ay xilkaas Ucumaamadeen oo kala ah Maxamed Dable Iyo Baaahe Cabdillahi Yacquub oo hore Mayer Kuxigeen usoo noqday Golihii hore ee 2012-kii la Doortay mar labaadna Kamid noqday xubnaha 31 May 2021 dib loosoo Doortay.
8 xubnood oo ilaa hada mawqifkoodii ku Adkaysanaya ayaa ku doodaya inay xaq uleeyihiin Inay hogaanka golaha deegaanka isbedel ku Sameeyaan shuruucda dalka iyo xeerarka ka farcamaana ay ujideeyeen.
Geesta kale 5 Xubnood oo golaha deegaanka Kamida uu hogaaminayo Mayer Cabdishakuur Ciddin iyo Mayer kuxigeenkii degmaduna ku jiro Ayaan war iyo wacaal toona laga hayn dhaqdhaqaaqooda marka laga Reebo in la Ogyahay inay Hargeysa joogaan.
Waxa kaloo jira tuhuno sheegaya in masuuliyiin Xukumada iyo Xisbigeeda Wadani kawada tirsani Danaynaya xil ka qaadista Mayer Cabdishakuur Cidin halka kuwo kalena daafacayaan xilk ka Xayuubintaas waxaana la odhan karaa waa Xukumad iyo Xisbigeedii oo kala socda waana Markii uhoreysay ee la arko Xukumad iyo Xisbigeedii oo geed isugu jira laba mawqifna kala Ayidsan.
8 xubnood ee iyagu sheegtay awood golaha ee Warqadii fasaxa kalfadhiga dhawraya ayaa warku Sheegayaa inay heshiis adag oo lays dhaarsaday Ay wada galeen guri aan la Garanayn meel uu Hargeysa kaga yaalna ay kuwada kujiraan.


Berbera Somaliland
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews