Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Ciro Oo Dalka Kusoo Laabtay
August 15, 2026 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar shaqo oo uu maalmihii la soo dhaafay ku joogay dalka Kiiniya.
Madaxweynaha iyo wefdigii uu hoggaaminayey ayaa si nabad ah dalka ugu soo laabtay, kaddib markii ay soo dhammaysteen safarkoodii shaqo.