Mala gaadhay Wakhtigii Hargeysa Lagu Casuumi Lahaa Hogaanka Jabhada Canfarta Jabuuti”Ambasado Cawil Cumar
August 16, 2026 - Written by admin
Haddii Jabuuti ay jabhado ka abaabulayso gudaha Somaliland, sida uu sheegay Wasiirka Daakhiligu, ma la gaadhay wakhtigii Hargeysa lagu casuumi lahaa hoggaanka Canfarta mucaaradka ah ee Jabuuti?
Derisnimadu waa laba dhinac.
“Waxa ina rag ii guulayaa, tiisa gaarka ahe
Anna waxaan go’aansaday inaan, lay gaboodfaline.”
— Abwaan Hadraawi, Gudgude