Daawo Muuqalka”Suldaan Kasoo Jeeda jufada Madaxweyne Siilanyo Oo Lagu Caleema Saaray Deegaanka Baalidhaye Ee Dawlad Deegaanka Itoobiya
Burco(Berberatoday.com)-Caleemo Saarka Suldaan Mustafe aadan Maxamed-Weyne Oo Lagu caleemo saaray deegaanka Baalidhaye ee Dawlad Degaanka Itoobiya, Suldaanka ayaa waxa lagu sheegay sababta loogu caleema saaray dedeganka Baalidhaye ee dawlada deegaanka Itoobiya Xukumada Madaxweyne Siilanyo oo culays badan saaray una diiday in lagu caleema saaro deegaanada Somaliland iyada oo xukumada madaxweyne siilanyo u aragtay Suldaankan in aanu ku shaqaynayn afkaarta iyo ujeedooyinka Xukumadu wadato