Daawo Muuqalka”Qoraaga Xasan Cabdi Madar Oo Soo Saarey Buugii Uu Xilka Ku Waayey Oo Ka Hadlaya Taariikhdii Hogaameed Ee Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
August 29, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraaga weyn( alla weyne ) Xasan Cabdi Madar ayaa soo saarey kuna soo bandhigey madal ilyartu isqabatay buug uu ka qoray Marxuum Maxamed xaaji ibraahin Cigaal oo ah Haldoorka Madaxweynayaasha soo marey somaliland ama noqdeyba oon la heyn wali wax gaadha halkuu gadhsiiyey iskoorka.