Madaxwayne Erdogan oo Dalal Somaliland Ugu Horayso U Diray Deeqo Caalamiya
August 29, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan ayaa deeq la xidhiidha munaasibadda Ciidul-Adxa u soo diray wadammo caalamka ka tirsan oo Somaliland kaw ka tahay

Deeqdan Madaxweyne Erdogan u soo diray dunnida Muslimka oo la xidhiidha munaasibada Ciidul-Adxa ayaa wadammada loo qorsheeyey in la gaadhsiiyo ka mid yihiin Somaliland, Syria, Jarablus, Aleppo, Macedonia, Palestine iyo Gaza.