berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Muuse Biixi Oo Beelaha Somaliland Ugu Faanay In Tijaarta Dalku Yihiin Beeshiisa Codkana Uu Iibsan Doono
August 31, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berbereatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi ayaa waxaa uu meel fageere ah uu uu goob joog ka yahay madaxweynaha qaranka Somaliland Axmed  siilanyo waxaa uu kaga faanay in beesha uu ka soo jeedo ay  tahay beesha ugu badan tijaarta iyo ganacsatada Somaliland .

Muuse Biixi

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu ku faanay in gobalka uu  ku abtirsado ee Gabilay uu yahay gobalka ugu dadka badan dhinca codkana lagu kala baxo waa sida uu hadalka u dhigaye  .

Hadalkan ka soo yeedhay gudoomiyaha ee uu faanka u hayso waxaa uu yahay  mid  dhabar jab ku ah  mastaqbalkiisa siyaasadeed waxaana u muuqdaa hadalka gudoomiyuhu mid  uu reero iyo qabiilo ugu kala saar saarayo ganacsatada iyo tijaarta Somaliland sidoo kalana uu ku kala xigteysanaayo gobalada Somaliland iyo dadka ku dhaqan waayo uu ku faanayo (Gabilay baa Ugu cod Badan ).

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews