berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Saacadaha Soo Socda Safar Debedeed Ubixi Doona
September 5, 2016 - Written by Berbera Today

Siilanyo Iyo XaaskiiisaHargeysa(Berberatoday.com)-Warar xogogaal ah oo laga helaayo Xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ayaa sheegaya in 48 saacadood ee soo socda Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilanyo) socdaal ugu bixi doono Dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London, socdaalka Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu la xidhiidho mid caafimaad oo gaar u ah Madaxweynaha, waxaana magalada London ee dalka Ingiriiska laga dareemaya soo dhaweynta Madaxweynaha sidoo kale waxa iyana laga soo xigtay ehelada Madaxweyanaha inuu socdaalkaasi caafimaad ku iman doono dalka Ingiriiska.

Waxaana kaliya oo inaga xiga Safarka caafimaad ee Madaxweynuhu ku baxayo oo la sugayaa Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici oo maalinta bariya la filayo inuu dalka kusoo laabto isaga oo ku sugan dalka Isutaga imiraatka Carabta kamida masuuliyiinta Xukumada ee dabada ka riixaya heshiiska Dekeda lagu wareejinayo shirkada DP World ee rafanaya, waxaana dastuurka Somaliland dhigayaa in aanu Madaxweynuhu dalka ka bixi karin iyada oo Madaxweyne Kuxigeenkii dalka safar debedeed kaga maqan yahay.

 

 

 

 

Berberatoday.com.com

London Staff

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews