berberatoday.com
“Somaliland Waa Dal Madax Banaan Wax Ka Khuseeyaa Ma Jirto Amarka Ay Somaliya Ku Joojisay Diyaaradaha Qaadka Ka Keena Nayrobi Kiniya”Afhayeenka Wasaaraa Duulista Hawada
September 5, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanu khuseyn go’aanka ay dawladda federaalka ku hakisay duullimaadyada qaadka ee ka yimaada Kenya.waxaana sidaas lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Duulista Hawada oo uu ku saxeexan yahay afhayeenka wasaarada Duulista Hawada Ismaaciil Cali Axmed waxaanu udhignaa warsaxaafadeedku sidan”

Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadii Cirka J/S/L , iyada oo ka duulaysa shuruucda Wadanka iyo Madaxbanaanida Somaliland, waxa ay cadaynayasaa in aanay waxaba ka khusayn Amar ka soo baxay Dawlada Somaliya oo ay ku joojisay Diyaaradaha Qaadka Miirooga ka keena Caasimada Dalka Kiniya ee Nayrobi.

Wasaaradu waxa ay ku war galinayasaa Dhamaan Shirikadaha Gaadiidka Cirka in aan waxaba iska badalin Isticimaalkoodii hore ee ay ku wada shaqayan jireen.

 

Ismaaciil kabo

Allaa Mahad Leh
Ismaaciil Cali Axmed
Afhayeenka Wasaarada Duulista
Hawada Iyo Gaadiidka Cirka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews