War Deg-deg Ah”Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Xabsiga U Taxaabtay Masuul Ka Tirsan Oo Shalay La Socday Taliyihii Dableyda Aan La Aqoonsani Dishay
Berbera(Berberatoday.com)-Xukuumada madaxweyne Siilaanyo ayaa xabsiga u taxaabtay badhasaabku xigeenkii gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdillaahi Ma jiro war si rasmiya kasoo baxday Xukumada Madaxweyne Siilanyo xadhiga Masuulkan balse waxa la xaqiijiyay xadhigiisa.