Xog Rasmiya Oo Laga Helay Heshiiskii Dekeda Berbera Lagu Wareejinayay Iyo Wasiirada Xukumada Oo Isku Mandhaafay Saamiga Itoobiya Ku Yeelan Doonto Dekeda Berbera
September 7, 2016 - Written by Berbera Today
Dubai(Berberatoday.com)-Warar dheeraad oo kasoo baxay heshiiskii Somaliland iyo shirkada Dubai Ports World wada gakeen ayaa waxa ay cadaynayaan in qaar kamida Wasiirada xukumada Somaliland ay markii ugu danbaysay ee sexeexa heshiiska ee ay soo shaacbaxaday saami dawlada itoobiya yeelanayso ay wasiirada Somaliland qaarkood sida wasiirka Maaliyada Samsam Cabdi Aadan si badheedha uga hortimi arinkaas diidayna.