Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah xildhibaanada , salaadiinta , cuqaasha iyo wax garadka beesha degta gobalka Saaxil oo maanta warbaahinta kula hadley Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegen in dib loo dhigay shirkii Beesha ee hore loo shaaciyey isla markaana laga dhigay 30.10.2016 sababo jira awgeed oo ay ka mid yahiin abaaro ka jira deeganada beeshu ay degto iyo gudashada waajibaadka xajka oo ku soo beegamy wakhtigii shirka loo qoondeeyey