Maxay Xal U Arkaan Hogaamiyayaasha Kala Hadafka Ah Ee Ku Loolamaya Dalkaasi Suuriya Muddo Shan Sano Ah?
September 8, 2016 - Written by Berbera Today
Dimishqi(Berberatoday.com)-Wakiillada matalaya kooxaha mucaaradka ee Suuriya ayaa soo bandhigey qorshohooda oo ku saabsan sida loo dhamayn karo collaadda shanta sano qaadatay ee ka socota dalkaasi.
Golaha sare ee wadahadalka ee Sucuudiga uu taageerayo oo hadda ku kulansan London, ayaa waxa uu saadaalinayaa saddax hannaan.