Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxtooyada Somaliland oo warbaahinta hada la hadaashey ayaa waxaa ay si rasmi ah u shaaaciysay in dib loo dhigay doorashadii golaha wakiilada isla markaana la kala qaadey labadii doorasho ee golaha wakiilada iyo madaxtooyada .