Daawo Sawirrada”Muslimiin Ka Kala Yimid Caalamka Islaamka Oo Acmaasha Xajka Ka Bilaabay Magaalada Makka
September 10, 2016 - Written by Berbera Today
Makka(Berberatoday.com)-Dhulka barakaysan ee ee dalka Sacuudiga ayaa muslimiin lagu qiyaasay 1.5 milyan oo ruux waxay maanta ka bilaabeen gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkan.