berberatoday.com
Mid Ka Mida Musharixiinta Somaliya Oo Shaaca Ka Qaaday In Madaxtooyada Somaliya Qorshaysay Shirqool Dil Ah Loo Gaysto Musharixiinta. Moqdisho
September 12, 2016 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Dr Cabdiraxmaan Macallin  Cabdullaahi Baadiyow oo ka mid ah Musharrixiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimo  ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay walaac ka qabaan in dilal siyaasadeysan lagula kaco hadii ay yihiin Musharrixiinta Soomaaliyeed.

baadiyow

Musharraxaan oo la hadlay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu tilmaamay in uu socdo abaabul qorsheysan oo lagu doonayo in lagu qaarijiyo Musharrixiinta u taagan qabashada Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya iyo odayaal dhaqameedyada sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale Dr Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyow ayaa waxa uu Nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday uu sii joogo Villa Soomaaliya oo ah aqalka looga arrimiyo dalka.

Waxaana uu ugu baaqay in  Xasan Sheekh uu isaga guuro Madaxtooyada Soomaaliya lana mid noqdo Musharrixiinta kale ee Soomaaliyeed.

“Haddii uu sii joogo Madaxtooyada waxa uu noqonayaa shaqsi xoogiisa ku joogo aqalka dalka looga arrimiyo” ayuu yidhi Baadiyow.

Dowladdii Madaxweyne Xasan Sheekh ee waqtiga ka dhamaaday ayaa lagu eedeeyaa in ay ku caan baxday ku tagri fal awoodda dowladda ah.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews