berberatoday.com
Malayshiyaadka Nabad Diidka Ah Ee Khaatumo Oo Laascaanood Ka Afduubtay Rooble Cadare Oo Kamida Ah Ciidamada Booliska Somaliland
September 12, 2016 - Written by Berbera Today

laascaanod(Berberatoday.com)-malayshiyaadka Nabad diidka ah ee Khaatumo oo habeenkii xalay weerar qorshaysan ku qaaday goob diwaan galineed oo kutaala badhtamaha magaalada Laascaanod ayaa gabi ahaanba qaatay qalabkii diwaan galinta oo yaalay dugsiga Muuse Yuusuf sidoo kale waxa ay afduub ahaan ukaxaysteen askari katirsan ciidamada Booliska oo ilaalo ka ahaa goobtaas kaas oo lagu magacaabo Rooble Warsame Faarax(Rooble Cadare)oo deegaan ahaa kasoo jeeda Gobolka Saaxil(Beesha Ciise Muuse) balse waayadanbe kamid ahaa askarta ka shaqaysa Gobolka Sool gaar ahaan Magaalada Laascanod.

Askari la kaxaystay ayaa ilaa hada la ogayn meel lala tagay isaga iyo qalabkii diwaan galinta ee yaalay dugsiga Muuse Yuusuf ee magaalada Laascaanood.

Xukumada Somaliland iyo Maamulka Gobolka Sool ayaa wax wara ka soosaarin dhacdadan lagu qaatay qalabkii diwaan galinta laguna afduubtay askariga katirsanaa Ciidamada Booliska.

Hase yeeshee wararka laga helaayo dhinaca malayshiyaadka Khaatumo ee falka sameeyay ayaa baraha ay ku leeyihiin shabakada wararka ee internetka Soo dhigay sawirada qalabkii diwaan galiunta ee ay dhaceen iyo sawirka askari Rooble Cadare oo U Maxbuusan, iyada oo aan lagarayn goobta ay ku sugan yihiin

123456789

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews