Siyaasi Cabdalle Xaaji Cali Axmed Oo Ku Soo Guryo Noqday Somaliland Iyo Mawqifkii Soomaali Weyna oo uu Ka Tanaasuley
September 12, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa*Berberatoday.com_) Xildhibaan Cabdalle xaaji cali axmed oo ah siyaasi somaliland oo ruug cadaaya ayaa somaliland ku soo guryo noqday , xildhibaanka oo aaminsanaa soomaali weyn kana mid ahaa xildhibaanada reer somaliland ee muqdisho ushaqo tagey ayaa mawqifkiisii badalay , xogo ku dhawdhaw ayaa sheegaya inuu cabdalle qaadan wayey waxyaalaha dawlada muqdisho iyo beelaha koonfurtu ay somaliland ka aamin sanyihiin iyo waliba saamiga xukuumada iyo golaha sare laga siiyey somaliland.
Siyaasi cabdalle xaaji cali ayaaney ka hadal xukuumada somaliland imaanshihiisa ama aan lagu soodhaweyn madaarka cigaal international .