berberatoday.com
Madaxda Xukuumadda oo Laba Ciidood oo Isku Xiga Ka Muquurtay Ka Qayb Galka Salaadii Ciida ee Hargeysa Stadium Iyo Sababaha Keenay H
September 13, 2016 - Written by Berbera Today

hargaysa-stadiumHargeysa(Berberatoday.com)-Madaxda xukuumadda somaliland ee uu kaw ka yahay madaxwayne ku xigeenka somaliland oo aalaaba munaasibadaha ciida gaar ahaan salaadda ciida dadwaynaha koonfurta iyo galbeedka hargeysa kula tukan jiray garoonka wayn ee hargeysa stadium ayaa Ciidan Iyo Ciidii ka horaysay ee Ciidul Fidrigaba aan ka soo xaadirin salaadii ciida ee ay ku tukan jireen garoon wayn ee hargeysa stadium

arintan ayaa keentay in bulshadu si aad ah isku waydiiso sababteeda balse baligubadlemedia oo uu kuur galay sababta madaxda xukuumaddu uga muquurteen garoonka wayn ee caasimadda ayaa lagu sababeeyay laba arimood kuwaasoo ay kamid yihiin xadhiga sheekh aadan cabdiraxmaan warsame (Aadan Sunne) oo dareen gaara ku reebay dadwaynaha deegaanadan taasoo xukuumaddu muddo 5 bilood ah ku haysato xabsiga wayn ee hargeysa
sidoo kale arinka labaad ayaa lagu nisbeeyay quus xukuumadda gaar ahaan xisbiga kulmiye ka joogo deegaanadan taasoo keentay in xukuumadda iyo xisbigeeduba ku soo dhiiran waayaan munaasibadii waawaynaa ee ay kaga qayb gali jireen goobo ku yaala deegaanadan quustaas oo ay kaw ka tahay balanqaadyo xisbiga kulmiye u sameeyay deegaanadan oo dhicisoobay

si kastaba ha ahaatee cabdiraxmaan saylici oo ah ku xigeenka musharaxa madaxwayne ee xisbiga kulmiye ayaa ku soo dhici waayay munaasibadii uu kaga qayb gali jiray deegaanadan arintaas oo muujinaysa faro madhnaanta xisbiga kulmiye kala kulmay deegaanadan

 

 

Xigasho Baligubadlemadia

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews