Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In uu Gacan Ka Gaysanayo Doorashada Soomaaliya
September 13, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbigga mucaaridka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa markii ugu horraysay shaaca ka qaaday inuu gacan wayn ka gaysan doonno doorashadda Madaxtinimo ee dalka Somalia, Islamarkaanna wuxuu sheegay in dalka ay u soo saari doonnaan hoggaan fiican.
Faysal oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda hargeysa ayaa marka horre hambalyo ku aadan munaasibadda ciidal-adxa ku diray guud ahaan umadda islaamka.