berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Ku Xigenka Waddani Axmed Muumin Seed Oo Dalka Ku Soo Laabtey Kuna Dhawaaqey In Uu U Tartamaayo Musharax Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbigaasi
September 16, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee  xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey  ka dib safar uu ugu maqnaa dalal Jabuuti iyo Ethiopia

 

Gudoomiye ku xigeenka oo markii uu dalka ku soo laabtey hotel Ambasadoor kula hadley warbaahinta   ayaa waxaa uu shaaciyey in uu yahay musharax u tartami doono  madaxweyne ku xigeenka xisbiga Waddani isla markaana waxaa  rajo wanaagsan ka sii bixiyey maxsuulka ka soo bixi doona shirka golaha dhexe ee xisbigaasi oo lagu dooran musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenka

Sidoo kale muddane Seed waxaa uu beeniyey in aanu jirin wax khilaaf ah oo ka dhexeeya isaga  iyo gudoomiyaha xisbiga Waddani Muddane Cabdiraxmaan Ciro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 


Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews