berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Maalnta Beriya Safar Ku Iman Doona Deegaamada Galbeedka Gobolka Saaxil Iyo Ujeedada Safarkiisa
September 16, 2016 - Written by Berbera Today

siilanyo iyo CusaamaBerbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane  Axmed Maxamed Maxamud(Siilanyo) iyo wafti balaadhan oo xukumadiisa katirsan ayaa maalinta beriya jarmaada kaga soo kalihi doona magaalada hargeysa iyada oo Madaxweyne Siilanyo safarkiisa ku iman doona deegaamada Galbeedka Gobolka Saaxil.

Madaxweynaha ayaa maalinta Beriya Xadhiga ka jari doona mid kamida dugsiyada Waxbarshada boodhinka ah ee Gudida Dan Iyo Duco ee horumarinta Gobolka Saaxil Ka hirgalisay Deegaanka Dabayl Weyne oo katirsan Degmada Mandheera islamarkaana Waqooyiga kaga beegan Tuulada Macaaneeya.

Dugsiyadan oo laba ah ayaa waxa dhismahooda maal galiyay inta badan qurbajoogta udhalatay Gobolka Saaxil ee dalka debediisa kudhaqan iyada oo degsi labaadna ka dhisan yahay deegaanka Dubur oo katirsan Degmada sheekh Dugsiyadan ayaa waxa loogu talagay inay dhigtaan midkiiba in kabadan 1000 arday oo hablo iyo wiilal isugu jira waxse hada lagu furayaa oo la sheegay in hayo araday tiradoodu gaadhayso 3000 midkiiba kuwaas oo heerkoodu yahay dusgsi sare dhamaantood, waxabarshada dugsiyadan ayaa la sheegay inay tahay heer dugsi sare oo kaliya.

Waxa kaloo la sheegay in ay furitaanka dusgigaas kasoo qeyb galayaan qurbajoogtiid juhdiya iyo maalkaba galisay sidii dugsiyadaasi umidha dhali lahaayeen.

Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Dabayl Weyne ee dugsi ka dhisanyahay ayaa sheegaya in ilaa maanta ciidamo tira badan oo amaanka goobta sugaya lasoo dhoobay.

Xukumada ayaan iyadu wax taageero dhaqaale ah ka gaysanin dhismaha dugsiyadan balse waxa soo casuumay oo ku maamuusay inuu Madaxweynuhu xadhiga ka jaro Madaxda Gudida Dan iyo Duco waana markii ugu horeysay ee la arko Xukumada Madaxweyne Siilanyo oo Xadhiga Ka Jaraysa Dugsiyo Dad shacab ahi Maalgashadeen oo aanay dawladu gacan ka gaysanin.

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews