berberatoday.com
Khasaaraha Shil Gaadhi Oo Uu Galay Baabuur Ka Mid Ah Wafti Uu Hogaaminayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland
September 17, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhaya jidka u dhaxeeya Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ayaa sheegay in  5 qof ay ku dhaawacmeen laba gaadhi oo isku dhacay deegaan Aw Barkhadle ee Bariga magaalada Hargeysa.

Gawaadhida isku dhacday Mid ka mid ahi waxaa uu la socday Wafti uu hogaaminayay Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo ka qaybgalay Xaflad Xadhiga lagaga Jaray dugsi laga Furay Dacar Budhuq.

Labada Gaadhi ee isku dhacay ayaa kala ahaa Land Cruiser iyo Gawaadhida yar yar ee loo yaqaan VITS.

Saddex Askari oo ka mid ah ilaalada guddoomiyaha Golaha wakiilada ayaa ku dhaawacmay Shilkani waxaana dhaawac culusi kasoo gaadhey Dirawalkii Gaadhi VITS ah oo xaaladiisa Caafimaad laga Dayrinayo.

Dhaawaca ayaa maanta la keenay Dhakhtar wayn ee Magaalada Hargeysa sida uu sheegayo Wariye Cali Mahdi oo la socday Waftiga Guddoomiya Ciro.

Madaxwaynaha Somaliland ayaa isaguna soo maray oo daba socday Goobta uu shilku ka dhacay.

shilka5

 

 

111111111

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews