Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gudida Dan Iyo Duco Oo Kawarbixiyay Dugsiyada Boodhinka Ah Ee Maanta Xadhiga Laga Jaray Iyo Madaxweyne Siilanyo Oo Ku Bogaadiyay
September 17, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gudida Dan Iyo Duco Muuse Xirsi Abokor(Muuse Dalab) ayaa Kawarbixiyay Dugsiyada Boodhinka ah Ee Maanta Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilanyo Xadhiga kajaray.
Sidoo Kale Madaxweyne Axmed Siilanyo ayaa isaguna Gudida horumarinta Gobolka Saaxil ee Dan Iyo Duco Ku Bogaadiyay dhismaha Labada dugsi Ee Dabeyl Weyne Iyo Dubur laga hirgaliyay ee uu maanta Xadhiga Kajaray