Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Yasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland isla markaana laga soo doortey gobalka Awdal ayaa waxaa uu sheegay in dawlada Somaliland ay doorashada qabsan karto xata hadii dawladaha beesha caalamku la noqdaan caawimooyinka ay ku bixiyaan arimaha doorashooyinka