War Deg Dega Ah”Siyaasigii Cismaan Cabdillahi Cigaal(Cismaan Hindi)Oo London Ku Geeriyooday
September 18, 2016 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Inaalilaah Wa Inaa Ilayihi Raajucuun Alle Ha Unaxariiste Mulkiilihii Hutelka CROWN ee Hargeysa Cismaan Cabdillahi Cigaal(Cismaan Hindi) islamarkaan ahaa Siyaasi Madaxa banaan oo aan asxaabta katirsanayn ayaa Ku Geeriyoday Magaalada London ee cariga Ingiriiska Marxuumka ayaa daaweyn loo geeyay dalkaasi isaga oo xanuunsanaya waxaanu bukaan jiif ku ahaa magaalada London labadii bilood ee udanbeeyay.