Xisbiyada Mucaaridka Ee Dalka Uganda Oo Maxkamadda Sarre Ka Codsaday In Doorasho Kale La Qabto.
March 3, 2016 - Written by Berbera Today
Kampala(Berberatoday.com)-Xisbiyada Mucaaridka Ee Dalka Ugandha Ayaa Dacwad Ay U Gudbiyeen Salaasadii Shalay Maxkamada Sare Ee Wadankaasi Ka Codsaday In La Laalo Natiijadii Doorashadii Madaxweynaha Oo Ay Sheegeen Inuu Ku Shubtay Madaxweynaha Xilka Haya Yuweri Museveni.