Akhriso Xilalka Ay Kala Qaban Doonaan Xubnihii Isbaheysiga Kulmiye Ee Xisbiga Waddani Ku Biiray
   October 6, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga WADANI ayaa kuras tiro badan wuxuu ka siiyay Siyaasiyiinta Xisbiga KULMIYE, golaha dhexe, guddida fulinta iyo xubnaha hoggaanka Xisbiga.

     
 
     
Sidoo kale waxaa qaab dhismeedka Xisbiga WADANI laga dhigay, Guddoomiyaha Xisbiga, oo ah Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde
 
Munaasibada midawga Siyaasiyiinta Isbahaysiga KULMIYE iyo WADANI ku midoobayaan ayaa la qabanayaa maalinta Axadda ah ee inagu soo fool leh.