Daawo Muuqalka”Garaad Kamida Golaha Dhaqanka Gobolka Sool Oo Dalbaday In Dad Laga Qabqabtay Gobolkaas In danbiyada Loo Haysto Lagu Cadeeyo
October 13, 2016 - Written by Berbera Today
Laascanood(Berberatoday.com)-Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobalka Sool ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay xabsiyada ka sii dayso dad laga soo qab qabtey magaalada Laascanood isla markaana kuwa danbiga lagu helana waajibkiisa la mariyo
Garaadka ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland uga digay in ay jeelasho ku sii hayso dad aan dabi laheyn waxaana uu shacbiga rer Laascanood ugu baaqay hadii ay xukuumadu maalaha soo socda sii deyn weydo dadka bilaa danbga ah in dadka rer Laascanood mudaharaado ay dhigi doonan